Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter
Somali - Chapter 103 - Al-Asr
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 1 — Surah Al-Asr 103:1
Waxaan ku dhaartay waqtiga
Verse 2 — Surah Al-Asr 103:2
Hubaal Aadmigu wuxuu ku jiraa khasaaro
Verse 3 — Surah Al-Asr 103:3
Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, oo isu dardaraama Xaqa, oo isu dardaarama sabarka