Back to Languages

Somali - Chapter 105 - Al-Fil

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Fil 105:1

Mawaadan u fiirsan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga

Verse 2 — Surah Al-Fil 105:2

Sow kama uu dhigin duullaankoodii wax jab iyo jah wareer ku dhammaaday

Verse 3 — Surah Al-Fil 105:3

Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah

Verse 4 — Surah Al-Fil 105:4

Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah

Verse 5 — Surah Al-Fil 105:5

Markaas ka dhigay sidii bal la daaqay