Back to Languages

Somali - Chapter 106 - Quraysh

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Quraysh 106:1

Caadeysigii Quraysh darteed

Verse 2 — Surah Quraysh 106:2

Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah)

Verse 3 — Surah Quraysh 106:3

Ee ha caabudaan Rabbiga Baydkan (Kacbada)

Verse 4 — Surah Quraysh 106:4

Kaasoo ka quudiyey gaajo, oo ka aamin galiyay cabsi