Back to Languages

Somali - Chapter 107 - Al-Maun

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Maun 107:1

Ma u fiirstay kan isagu beeniya abaal marinta

Verse 2 — Surah Al-Maun 107:2

Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan

Verse 3 — Surah Al-Maun 107:3

Oo aan ku dhiirra gelin (dadka kale) quudinta miskiinka

Verse 4 — Surah Al-Maun 107:4

Ee waxaa hoog leh kuwaa tukada

Verse 5 — Surah Al-Maun 107:5

Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda)

Verse 6 — Surah Al-Maun 107:6

Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko

Verse 7 — Surah Al-Maun 107:7

Ee bixin diida waxyaalaha aan looga maarmin nolol maalmeedka (zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye)