Back to Languages

Somali - Chapter 111 - Al-Masad

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Masad 111:1

Hoog baa ku dhacay labada gacmood ee Abuu-Lahab, waana hoogi doonaa

Verse 2 — Surah Al-Masad 111:2

Maalkiisa iyo wuxuu kasbado waxba uma ay tari doonaan

Verse 3 — Surah Al-Masad 111:3

Oo Wuxuu geli doonaa Naar aad u olol badan

Verse 4 — Surah Al-Masad 111:4

Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah

Verse 5 — Surah Al-Masad 111:5

Qoorteeda waxaa ku wareegsan xadhig xaskul la soohay ah