Back to Languages

Somali - Chapter 112 - Al-Ikhlas

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Ikhlas 112:1

Dheh: Isagu, Allaah waa Mid Keliya

Verse 2 — Surah Al-Ikhlas 112:2

Allaah waa ma baahdaha loo baahdo

Verse 3 — Surah Al-Ikhlas 112:3

Ma dhalin, lamana dhalin

Verse 4 — Surah Al-Ikhlas 112:4

Oo ma jiro axad u dhigma