Back to Languages

Somali - Chapter 113 - Al-Falaq

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Falaq 113:1

Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha)

Verse 2 — Surah Al-Falaq 113:2

Sharka waxa uu abuuray

Verse 3 — Surah Al-Falaq 113:3

Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo

Verse 4 — Surah Al-Falaq 113:4

Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah)

Verse 5 — Surah Al-Falaq 113:5

Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo