Verse 1 — Surah An-Nas 114:1
Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga dadka
Verse 2 — Surah An-Nas 114:2
Boqorka dadka
Verse 3 — Surah An-Nas 114:3
Ilaaha dadka
Verse 4 — Surah An-Nas 114:4
Sharka waswaasyada (sheydaanka) soo noqnoqodka badan
Verse 5 — Surah An-Nas 114:5
Kaasoo waswaasiya laabaha dadka
Verse 6 — Surah An-Nas 114:6
(Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh