Back to Languages

Somali - Chapter 94 - Ash-Sharh

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Ash-Sharh 94:1

Miyaanaan kuu waasicinnin laabtaada

Verse 2 — Surah Ash-Sharh 94:2

Oo aan kaa dejin culeyskaaga

Verse 3 — Surah Ash-Sharh 94:3

ee cusleeyey dhabarkaaga

Verse 4 — Surah Ash-Sharh 94:4

Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga

Verse 5 — Surah Ash-Sharh 94:5

Ee hubaal culeyska waxaa la socda nafis

Verse 6 — Surah Ash-Sharh 94:6

Dhibka waxaa hubaal la socda nafis

Verse 7 — Surah Ash-Sharh 94:7

Ee markaad bogto (howshaada), u istaag cibaado

Verse 8 — Surah Ash-Sharh 94:8

Oo xagga Rabbigaa(Keliya) wax ka rajee