Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter
Somali - Chapter 113 - Al-Falaq
Translation by Mahmud Muhammad Abduh — Permalink
Verse 1 — Surah Al-Falaq 113:1
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray)
Verse 2 — Surah Al-Falaq 113:2
Wixii shar leh sharkiisa
Verse 3 — Surah Al-Falaq 113:3
Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado
Verse 4 — Surah Al-Falaq 113:4
Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha
Verse 5 — Surah Al-Falaq 113:5
Iyo sharka Xaasidka wax Xasda