Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter
Somali - Chapter 91 - Ash-Shams
Translation by Mahmud Muhammad Abduh — Permalink
Verse 1 — Surah Ash-Shams 91:1
Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda
Verse 2 — Surah Ash-Shams 91:2
Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco
Verse 3 — Surah Ash-Shams 91:3
Iyo Maalintu markay ifiso
Verse 4 — Surah Ash-Shams 91:4
Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado)
Verse 5 — Surah Ash-Shams 91:5
Iyo Samada iyo say u dhisantahay
Verse 6 — Surah Ash-Shams 91:6
Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay
Verse 7 — Surah Ash-Shams 91:7
Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay
Verse 8 — Surah Ash-Shams 91:8
Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba
Verse 9 — Surah Ash-Shams 91:9
Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya
Verse 10 — Surah Ash-Shams 91:10
Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya
Verse 11 — Surah Ash-Shams 91:11
Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis
Verse 12 — Surah Ash-Shams 91:12
Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo)
Verse 13 — Surah Ash-Shams 91:13
Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda
Verse 14 — Surah Ash-Shams 91:14
Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis
Verse 15 — Surah Ash-Shams 91:15
Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)