Back to Languages

Somali - Chapter 95 - At-Tin

Translation by Mahmud Muhammad Abduh — Permalink

Verse 1 — Surah At-Tin 95:1

Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka

Verse 2 — Surah At-Tin 95:2

Verse 3 — Surah At-Tin 95:3

Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka)

Verse 4 — Surah At-Tin 95:4

Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan

Verse 5 — Surah At-Tin 95:5

Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis)

Verse 6 — Surah At-Tin 95:6

Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin

Verse 7 — Surah At-Tin 95:7

Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib

Verse 8 — Surah At-Tin 95:8

Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan)