Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter
Somali - Chapter 101 - Al-Qariah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 1 — Surah Al-Qariah 101:1
Musiibada garaaceysa (qalbiyada)
Verse 2 — Surah Al-Qariah 101:2
Maxay tahay Garaacdadu
Verse 3 — Surah Al-Qariah 101:3
Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay Garaacdadu
Verse 4 — Surah Al-Qariah 101:4
Maalinta ay dadku noqon sida baalallay kala firdhay
Verse 5 — Surah Al-Qariah 101:5
Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay
Verse 6 — Surah Al-Qariah 101:6
Ee ma kan isagu miisaankiisa (camallada wanaagsan) culeys yahay
Verse 7 — Surah Al-Qariah 101:7
Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh
Verse 8 — Surah Al-Qariah 101:8
Ma qofka se uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay
Verse 9 — Surah Al-Qariah 101:9
Hoygiisu waa Haawiya
Verse 10 — Surah Al-Qariah 101:10
Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay
Verse 11 — Surah Al-Qariah 101:11
(Waa) Naar hureysa