Back to Languages

Somali - Chapter 100 - Al-Adiyat

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Adiyat 100:1

Waxaan ku dhaartay ordayaasha neefsada (fardaha) iyagoo qeyliyaya

Verse 2 — Surah Al-Adiyat 100:2

Haddana kuwaa dabka kiciya

Verse 3 — Surah Al-Adiyat 100:3

Haddana kuwaa qaada duullaanka subaxa hore

Verse 4 — Surah Al-Adiyat 100:4

Markaas boorka kiciya

Verse 5 — Surah Al-Adiyat 100:5

Markaa dhaqso bartanka ugu gala kulanka (cadowga)

Verse 6 — Surah Al-Adiyat 100:6

Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi

Verse 7 — Surah Al-Adiyat 100:7

Oo hubaal isaga baa taasi ka markhaati ah

Verse 8 — Surah Al-Adiyat 100:8

Oo hubaal Waa ku daran yahay Jeclaanta maalka

Verse 9 — Surah Al-Adiyat 100:9

Ma wuusan haddaba ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo

Verse 10 — Surah Al-Adiyat 100:10

Oo waxa ku jira laabaha la caddeeyo

Verse 11 — Surah Al-Adiyat 100:11

Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal si dhan iyaga