Back to Languages

Somali - Chapter 102 - At-Takathur

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah At-Takathur 102:1

Wax badsi doon baa idin jeediya

Verse 2 — Surah At-Takathur 102:2

Ilaa aad gashaan qubuuraha

Verse 3 — Surah At-Takathur 102:3

Mayee! Waad ogaan doontaan

Verse 4 — Surah At-Takathur 102:4

Mayee, mayee! Waad ogaan doontaan

Verse 5 — Surah At-Takathur 102:5

Mayee! haddii aad og tihiin ogaansho dhab ah

Verse 6 — Surah At-Takathur 102:6

Waxaad hubaal arki doontaan Naarta

Verse 7 — Surah At-Takathur 102:7

Markaas waxaad hubaal ku arki doontaan il dhab ah

Verse 8 — Surah At-Takathur 102:8

Oo Maalintaa waxaa hubaal la idin weydiin doonaa Nicmooyinka