Back to Languages
Somali - Chapter 110
Translation by Abdullah Hasan Jacob
Verse 1
Marka uu yimaado Gargaarka Ilaahay iyo guusha (Furashada Makkah)
Verse 2
Oo aad aragto dadku oo u soo galaya diinta Ilaahay rac-rac (koox-koox)
Verse 3
Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, oo weydiiso Dambi Dhaafkiisa. Hubaal waa Isaga kan u soo laabashada badan (Naxariista)