Back to Languages

Somali - Chapter 15 - Al-Hijr

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 19 — Surah Al-Hijr 15:19

Oo dhulka - waanu fidinnay, oo waxaanu ku sugnay dhexdeeda buuro, oo sababnay inay ka soo baxaan gudaheeda wax kasta oo ku habboon