Back to Languages

Somali - Chapter 15 - Al-Hijr

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 47 — Surah Al-Hijr 15:47

Oo Waxaan ka soo siibi doonnaa wixii xasad ah oo ku jira laabahooda, (waxay ahaan) walaalo ku sugan sariiro boqoreed dushood is qaabilsan fool ka fool