Back to Languages

Somali - Chapter 15 - Al-Hijr

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 65 — Surah Al-Hijr 15:65

Ee la guuree ehelkaaga qayb ka mid ah habeenka, oo adigu daba soco oo ka dambee, oo yaanu midkiinna dib soo jalleecin oo aada halka la idin ku amray