Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Kahf 18:1

Ammaan (oo idil) iyo mahdinba waxaa mudan Allaah ee ku soo dejiyey Kitaabka addoonkiisa (Nabi Muxammad) oo aan u yeelin wax qallooc ah