Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 10 — Surah Al-Kahf 18:10

Markii ay dhallintu u hoydeen hogga, waxay yidhaahdeen: Rabbiyow naga sii Xaggaaga Naxariis, oo nooga dhig arrinkayaga wax hagaagsan oo hanuun leh