Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 13 — Surah Al-Kahf 18:13

Annaga baa ku soo tebineyna qisadooda oo xaq ah: hubaal waxay ahaayeen dhallinyaro rumeysay Rabbi- good oo aanu u kordhinnay hanuun