Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 17 — Surah Al-Kahf 18:17

Oo Waad arki kartay qorraxda markii ay soo baxday, uga iilaneysa Hoggooda xagga midig, oo markii ay dhacdo ka goyneysa gadaal xagga bidix iyagoo ku sugan meel ballaaran oo hogga bartanki ah. Arrinkani (waa mid) ka mid ah calaamooyinka Ilaahay. Mid kastoo uu Allaah hanuuniyo baa isagu hanuunsan, oo mid kastoo uu sababaa inuu lumo, uma heli doontid isaga wax gacal ah oo hanuunsha