Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 24 — Surah Al-Kahf 18:24

(adigoo aan odhan) inshaa Allaah “Hadduu Alle idmo12". Oo xus Rabbigaa marka aad hilmaanto oo dheh: Waa intaasoo uu Rabbigay igu hanuuniyo mid uga dhow kani toosnaanta