Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 27 — Surah Al-Kahf 18:27
Oo Akhri waxa laguu waxyooday oo ka mid ah Kitaabka Rabbigaa, ma jiro wax beddeli karaa Kelmedihiisa, oo ma heli doontid weligaa wax ka sokeeya Isaga aad magan gashid