Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 28 — Surah Al-Kahf 18:28

Oo ku samirsii naftaada la jirka kuwa barya Rabbigood subax iyo galabba iyagoo doonaya Wajigiisa, oo ha dhaafin xaggooda labadaada indhood adigoo doonaya qurxuda noloshan adduunka, oo ha raacin mid aan qalbigiisa ka dhoohnay Xusiddayada oo raaca waxa liita ay naftiisu jeceshahay oo arrinkiisu yahay xad gudub