Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 31 — Surah Al-Kahf 18:31
Waa kuwan kuwa abaalgudkoodu yahay beero negaya oo ay hoostoodu qul-qulaan webiyo, waxyaalo laysku qurxiyo baa lagu galladeysan doonaa dhexdeeda oo leh jijimo dahab ah, oo waxay labbisan doonaan qamiisyo cagaaran oo ka sameysan xariir jilicsan iyo xariir adagba iyagoo ku jiqlaynaya sariiro heer sare ah dushood. Wanaagsanaa abaalgdukaa, oo u fiicanaa meel lagu dego oo la xusul dhigo