Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 46 — Surah Al-Kahf 18:46

Maalka iyo carruurtu waa quruxda nolosha adduunkan, ha yeeshee camallada wanaagsan ee weligood baaqiga ah baa xagga Rabbigaa khayr roon, oo rajo wanaagsan