Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 48 — Surah Al-Kahf 18:48

Oo waxaa la keeni doonaa Rabbigaa horti iyagoo u taagan saf saf: Haatan dhab ahaan waxaad noogu timaaddeen idinkoo ah sidii aan idiin abuurnay kal hore. Mayee waxaad mooddeen inaynu idiin goyn waqti aan ku oofiinno ballanka