Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 49 — Surah Al-Kahf 18:49

Oo Kitaabka baa la soo dhigi doonaa, markaas waxaad arki doontaa dambiilayaasha oo ka baqaya waxa ku yaal. Oo waxay odhan doonaan: Alla hooggayaga'e! Muxuu yahay Kitaabkani! aan dhaafeyn wax yar iyo wax weynba inuu ku koobo tiro ma’ahee, oo waxay heli doonaan wixii ay camal faleen oo hortooda yaal oo Rabbigaa kuma gardarroodo axadna