Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 5 — Surah Al-Kahf 18:5

Uma laha wax cilmi ah iyaga iyo aabbayaashood midna, fool xumo weynaa ereygaa ka soo baxa afafkooda; kuma hadlaan waxaan been ahayn