Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 51 — Surah Al-Kahf 18:51

Ugama dhigan marag abuurista samooyinka iyo arlada iyo abuurista nafahooda midna, mana Ahi mid ka dhigta kuwa wax dhumiya cudud