Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 53 — Surah Al-Kahf 18:53

Oo dambiilayaashu waxay arki doonaan Naarta, oo ogaan doonaan inay ku dhici doonaan, oo ma heli doonaan meel ay kaga weecdaan