Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 58 — Surah Al-Kahf 18:58

Oo Rabbigaa waa Dambi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan. Haddii uu u qaban lahaa waxa ay kasbadaan (oo dembiyo ah), wuxuu hubaal u soo dedejin lahaa cadaabka. Waxayse leeyihiin waqti go'an oo aanay heli doonin meel ay ka magan galaan