Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 61 — Surah Al-Kahf 18:61
Markayse gaareen halka ay ku kulmaan labada (badood) waxay hilmameen kalluunkoodii, oo qaaday jidkiisa xagga badda, isagoo horay u sii socda