Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 62 — Surah Al-Kahf 18:62

Oo markay in badan dhaafeen, wuxuu ku yidhi adeegihiisa: Noo keen raashinkayaga subaxa; dhab ahaan waxaan kala kulannay safarkeennani daal badan