Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 63 — Surah Al-Kahf 18:63
Wuxuu yidhi: Ma aragtay markii aan harsannay buurtii dhagaxa ahayd markaas waxaan hilmaamay kalluunkii, oo ma jiro wax I hilmaansiiyey inaan ka hadlo aan ahayn shaydaan. Oo wuxuu qaaday jidkiisa xagga badda, yaab badanaa