Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 71 — Surah Al-Kahf 18:71

Markaas bay tageen (oo qaadeen waddada), ilaa, ay koreen doonni, waa uu duleeliyey; (Muuse) wuxuu yidhi: Ma waxaad u duleelisay inaad qarqido dadkeeda? Xaqiiq Waxaad fashay arrin aad u fool xun