Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 76 — Surah Al-Kahf 18:76

(Muuse) wuxuu yidhi: Haddii aan ku weydiiyo wax ka dambeeya tani, haba yee- lin inaan kula socdo, dhab ahaan waxaad heshay cudur daar xagga arrinkeyga