Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 77 — Surah Al-Kahf 18:77

Markaas bay tageen jeer markii ay ku yimaadeen dad magaalo deggan, waxay warsadeen cunno dadkeeda, wayse diideen inay marti sooraan18; markaasay waxay heleen gudaheeda gidaar dumi raba, markaas buu (Khidir) toosiyey. (Muuse) Wuxuu yidhi: Haddii aad doonto, dhab ahaan gunno ayaad ku qaadan lahayd