Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 78 — Surah Al-Kahf 18:78
(Khidir) wuxuu yidhi: Kan waa kala tagga dhexdeenna aniga iyo adiga, ee waxaan kuu sheegi doonaa fasiraadda wixii aad u samir yeelan kari weyday