Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 79 — Surah Al-Kahf 18:79

Ma doonnida, iyada waxaa lahaa dad masaakiin ah oo badda ka xoogsada. Markaas waxaan doonay inaan ceeb u yeelo, waayo waxaa hortooda ahaa boqor ku qaata doonni walba (oo hagaagsan) qasab