Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 82 — Surah Al-Kahf 18:82
Oo ma gidaarka, isaga waxaa lahaa labo wiil oo agoomo ah oo magaalada jooga; oo waxaa hoostiisa yaalay khaznad ay iyagu leeyihiin; oo aabbahood wuxuu ahaa nin wanaagsan, marka Wuxuu Rabbigaa doonay inay qaan gaaraan oo la soo baxaan khasnaddooda, naxariis ka ahaatay xagga Rabbigaa; oo kuma aan samayn waxaan falay amarkay. Waana kaas tafsiirka (arrimihii) aad u samir yeelan weyday