Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 87 — Surah Al-Kahf 18:87
Wuxuu yidhi: Ma ka isagu gardaran (oo naga fallaagooba)20, waa aanu cadaabi (dili) doonnaa, haddana waxaa isaga loo celin doonaa xagga Rabbgiis; oo wuxuu ku cadaabi doona cadaab daran