Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 18 - Al-Kahf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 88 — Surah Al-Kahf 18:88
Oo ma xagga kan isagu (Xaqa) rumeysan oo sama fala, wuxuu mudan doonaa abaal gud wanaagsan. Oo waxaan kula hadli doonnaa isagaa ereyo nugul oo amarkayaga ah