Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 93 — Surah Al-Kahf 18:93

Ilaa markuu gaaray (meel) labada buurood dhexdooda ah; wuxuu sokodooda ka helay qolo dhib ku fahma hadalba