Back to Languages

Somali - Chapter 18 - Al-Kahf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 99 — Surah Al-Kahf 18:99

Oo maalintaas Waxaan u dayn doonnaa qaarkood ka mid ah inuuu u dhexeeyo khilaaf qaar kale, oo Buunka baa la afuufi doonaa, markaasaan soo kulmin doonnaa iyagoo dhan