Back to Languages

Somali - Chapter 50 - Qaf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 17 — Surah Qaf 50:17

Marka ay labada xilqaade (malaa’igta wax qoreysa) qaadaan xilkooda, iyagoo kala fadhiya dhinaca midig, iyo dhinaca bidix