Back to Languages

Somali - Chapter 50 - Qaf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 22 — Surah Qaf 50:22

Xaqiiq waad ka dhoohnayd arrinkan, haatanse kaa qaadnay daboolkaagii, marka araggaagu maanta waa xoog badan yahay