Back to Languages

Somali - Chapter 50 - Qaf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 27 — Surah Qaf 50:27

Rafiiqiisii wuxuu odhan: Rabbigayow! Anigu ma aanan u horseedin xadgudub, laakiinse isagaa naf ahaantiisa ku sugnaa habow aad u fog